Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Taliyaha Booliska oo Sheegay in Dad loo Qab Qabtay Qarixhii Shaley
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 04 2008
Taliyaha Booliska oo Sheegay in Dad loo Qab Qabtay Qarixhii Shaley
Written by Ali Moallim   
Monday, 04 August 2008

Cabdi Qeyb DiidMuqdisho,(insidesomalia.org)-Shir jaraa`id uu maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho Teliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen,Cabdi Qeybdiid ayaa waxa uu ka warbixiyayQasaarihii ka dhashay qaraxii shaley kadhacay Muqdisho iyo waliba cidii ka danbeysay oo uu sheegey in ay soo qab qabteen.

 

Taliyaha ayaa ugu horeyn u diray tacsi dhamaan eheladii ay ka geeriyoodeen haweenkii la qarxiyay, wuxuuna sheegay in tirada ku dhimatay ay gaareyso 16 ruux, halka uu dhaawucuna ku sheegay 52 ruux.

 

 

Taliyaha ayaa sheegay in qaraxan uu ka dhashay bac walxaha qarxa laga Ssoo  buuxiyey oo uu u keenay haweenka wiil dhalinyaro ah, kaasoo ku yiri haweenka "Qashinkan xagee dhigaa" uuna dabadeed isagu qarxiyay, wuxuuna intaa ku daray in ay hada gacanta ku hayaan dad lagu tuhunsan yahay in ay lug ku leeyihiin qaraxaas.

 

Gen. Cabdi Qeybdiid ayaa ku eedeeyay falkan kooxda Al-Shabaab ee kasoo horjeedda Dowladda, wuxuuna sheegay in falkan uu yahay midka ay dadka ku laayaan kooxdan oo ayagu lagu yaqaan ayuu hadalkiisa sii raaciyey Mr Qeybdiid.

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >